SHARCIYADA: Dadka Magangalya Doonka ah, Dadka Sharciyada loo diiday iyo Saameeynta Warqadda Cad

0
images (1)

SHARCIYADA: Dadka Magangalya Doonka ah, Dadka Sharciyada loo diiday iyo Saameeynta Warqadda Cad “white Paper” dhammaan wax walba oo ku saabsan Sharciga Qaxootiga ee Koonfur Africa.

Waxaanu ka wareeysanay Sharciyaqaan Soomaaliyeed Ahna Guddoomiyaha Somali Concern Group Abdirahman Mohamed Mohamud oo loo yaqaano Caano-mac.

Xafiis ayuu ku leeyahay Xaafadda Bellville, wuxuuna Ganacsatada Soomaaliyeed ka caawiyaa Sharciyaynta iyo canshuur celinta Ganacsigooda.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO:

https://youtube.com/watch?v=HJJ7tq7Wx80%3Fsi%3DeaF6d9MBYd7b3NIR%26start%3D82

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *