DAAWO Sida Burcaddaan Hubeeysan U dhacayaan Maqaayad ku taallo Magaalada Durban ee Gobolka KwaZulu-Natal, Dalka Koonfur Africa.
Burcaddaan Hubeeysan Ayaa dhac ka geeystay Maqaayad Mashquul badan oo ku taallo Magaalada Durban ee Gobolka KwaZulu-Natal ee Dalka Koonfur Africa.
Waxaa La sheegay in Burcaddu sidoo kale ay dhac u geeysteen Macaamiisha Maqaayadda Xilli ay Casheenayeen, waxaana ay ka qaateen Taleefanda Gacanta iyo Lacago.
