Faahfaahinta Ganacsade Soomaaliyeed oo Lagu Weeraray Goobtiisa Ganacsi Waxyeelana Lagu Gaarsiiyay.

0

Ganacsadahaan Soomaaliyeed oo aan Magaciisa la sheegin ayaa Axaddii shalay ahayd Lagu weeraray Dukaankiisa oo ku yaallo Deegaanka Tlhaveni Block H, ee Magaalada Malamulele ee Gobolka Limpopo, Dalka Koonfur Africa.

Sida aynu kasoo xiganay Jariiradda DesTv, Booliska Magaalada Malamulele ayaa gaaray goobta Lagu dhaawacay Ganacsadahaan, iyadoona la sheegay inay bilaabeen Raadinta Dadka ka dambeeyay falkaan.

Lama Oga Sababta ka dambeeyso weerarka loo geeystay Ganacsadahaan Soomaaliyeed, waxaana dhacdadaan walaac ka muujiyay Dadka Deegaanka.

Screenshot

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *