DAAWO: 4 Nin oo Takaasileey ah ayuu Boobsiis ku Tooganayaa.
Waa Nin ku hubeeysan Qoriga Ak47, wuxuuna mar qura si Toos ah u Tooganayaa Afar Nin oo Darwalo Takaasile ah.
sida la sheegay shaqaaqa ayaa dhex martay Darawalada wada Takaasida, waxaana ay dhacdadaan ka dhacday Xaafadda Browns Farm ee Deegaanka Philippi ee Magaalada Cape Town, Dalka Koonfur Africa.
