DAAWO: Gabadhaan ayaa Gaarigeeda Lagu Afduubtay.

0

Gabadhaan Koonfur Africanka ah ayaa lagu Afduubtay Gaarigeeda, iyadoona arrintaani ay ka dhacday Xaafadda Nelmapius ee Magaalada Pretoria ee Caasimadda Dalka Koonfur Africa.

Rag hubeeysan ayaana la sheegay inay Afduubteen iyada iyo Gaarikeeda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *