DURBAN: Howlgalo ka dhan ah dadka ajaaninta ah oo ka dhacay magaalada Durban ee dalka Koonfur Africa

0
Police-raid-KZN-@kzngov-1

West Street ee magaalada Durban ee dalkaan Koonfur Africa Waxaa ka dhacay howlgal ay sameeyeen booliska Metro Police-ka, waxaana la sheegay in dhowr qof oo la qabtay loo qaaday xafiisyada Home Affairs si loogu sameeyo baaritaan iyo hubin dukumiintiyo (verification process)..

Howlgalladan ay dowladda wada ayaa sida muuqata qeyb ka ah olole maalmahan ka socda Durban CBD oo lagu baarayo sharciyadda dadka aan u dhalan dalkan iyo ganacsiyada ay leeyihiin.

Warbixinno dhawaan la daabacay ayaa sheegay in Metro Police iyo Home Affairs ay sameeyeen howlgallo lagu qabtay dad sharciyo haystay iyo kuwa aan haysan balse markii dambe lagu sameeyay verification-ka sharciyeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *